Kusoo dhawow Raadiyaha iyo Tv ga Dalbile

Welcome to the Official Website of Dalbile Radio and TV Inspire. Empower. Connect.

Kusodhawow Raadiyaha Iyo TV-ga Dalbile

Madaxweynaha Dowladda Koonfur Galbeed  Cabdicasiis Xasan Maxamed Laftagareen ayaa maanta shir guddoomiyey shirka Golaha Wasiirrada Koonfur Galbeed kaas oo ka dhacay aqalka madaxtooyada magaalada Baydhabo.

Shirka waxaa diiradda lagu saaray arrimo muhiim ah oo la xiriira Amniga Deeganada Koonfur Galbeed, Horumarinta adeegyada Bulshada, Dhaqaalaha iyo arrimo la xiriira Siyaasadda guud ee dalka, Madaxweynaha ayaa ku dhiirrigeliyey Golaha Wasiirrada in ay dardar geliyaan shaqooyinka horyaalla xukuumadda.

Madaxweyne Laftagareen ayaa ku adkeeyey Wasiirrada muhiimadda ay leedahay wada-shaqeynta Hay’adaha dowladda iyo dar-dargelinta barnaamijyada lagu Horumarinayo nolosha shacabka

Kala Soco Wararkenna Dalbile Radio 98.0 Kismayo Iyo Nawaaxigeeda.

Tags :

Recent Posts

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

editors picks

Top Reviews

Contact

Phone

+252 61 2 77 99 79

Email

info@dalbilemedia.com

Address

Kismaayo Jubaland Somalia

© 2025 Dalbilemedia. Xuquuqdu way dhawran tahay