Kusoo dhawow Raadiyaha iyo Tv ga Dalbile

Welcome to the Official Website of Dalbile Radio and TV Inspire. Empower. Connect.

Kusodhawow Raadiyaha Iyo TV-ga Dalbile

9 / 100 SEO Score

Wafdi saraakiil sare ah oo uu hoggaaminayo Taliye Ku-xigeenka Ciidanka Boliiska Soomaaliyeed, Cismaan Cabdullaahi Maxamed (Kaniif), isla markaana uu qeyb ka yahay Taliyaha Qeybta Guud ee Boliiska Galmudug, Maxamed Daahir Cabdulle, ayaa booqasho shaqo ku tagay deegaanka Xerodhagaxleey ee gobolka Mudug.

Socdaalkan ayaa qeyb ka ah dadaallada lagu horumarinayo Ciidanka Boliiska Galmudug iyo xoojinta amniga deegaannada maamulka Galmudug.

Wafdiga ayaa si diirran loogu soo dhoweeyay magaalada Xerodhagaxleey, halkaasi oo ay kusoo dhaweeyeen saraakiisha Ciidanka Boliiska ee ku sugan deegaanka iyo qeybaha kala duwan ee bulshada.

Intii uu booqashadu socotay, Taliye Ku-xigeenka Ciidanka Boliiska Soomaaliyeed iyo wafdigiisa ayaa kulamo la qaatay qeybaha kala duwan ee bulshada deegaanka Xerodhagaxleey, iyagoo ka wada hadlay xaaladda amniga, iskaashiga bulshada iyo ciidamada, iyo sidii loo sii xoojin lahaa nabadda iyo xasilloonida deegaanka.

Tags :

Recent Posts

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

editors picks

Top Reviews

Contact

Phone

+252 61 2 77 99 79

Email

info@dalbilemedia.com

Address

Kismaayo Jubaland Somalia

© 2025 Dalbilemedia. Xuquuqdu way dhawran tahay