Kusoo dhawow Raadiyaha iyo Tv ga Dalbile

Welcome to the Official Website of Dalbile Radio and TV Inspire. Empower. Connect.

Kusodhawow Raadiyaha Iyo TV-ga Dalbile

9 / 100 SEO Score

Mucaaradka oo uu hoggaaminayo madaxweynihii hore ee dalka Shariif Sheekh Axmed ayaa caawa kulan casho ah la leh xubnaha labada gole ee Baarlamaanka ku metela beelaha Hawiye.

Sida ay Risaala ka ogaatay ilo muhiim ah, xubnaha shirka ka qayb gelaya ayaa isugu jira mucaarad iyo muxaafid, maadaama kulanku uu yahay wadatashi guud oo mucaaradku la yeelanayo xubnaha labada gole ee Hawiye.

Lama hubo in xubnaha muxaafidka ee aad ugu dhow madaxweynaha hadda talada haya Xasan Sheekh Maxamuud ay kasoo qayb geli doonaan, iyadoo la ogyahay in kulankii odayaasha dhaqanka iyo mucaaradka ee shalay dhacay ay ka baaqdeen odayaasha dhaqanka ee beesha madaxweynaha.

Tags :

Recent Posts

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

editors picks

Top Reviews

Contact

Phone

+252 61 2 77 99 79

Email

info@dalbilemedia.com

Address

Kismaayo Jubaland Somalia

© 2025 Dalbilemedia. Xuquuqdu way dhawran tahay