Kusoo dhawow Raadiyaha iyo Tv ga Dalbile

Welcome to the Official Website of Dalbile Radio and TV Inspire. Empower. Connect.

Kusodhawow Raadiyaha Iyo TV-ga Dalbile

12 / 100 SEO Score

Ra’iisul wasaare Xamse Cabdi Barre ayaa gaaray magaalada Dhuusamareeb ee xarunta dowlad gobaleedka Galmudug.

Safarka Ra’iisul Wasaare Xamse ayaa daba socda safar uu toddobaadkii hore halkaas ku tagay agaasimaha Nabad sugidda iyo sirdoonka Qaranka Mahad Maxamed Salaad kasoo ku saabsanaa sidii madaxweynaha Galmudug Axmed Qoor Qoor loogu qanci lagaa inuu ha haro doorashada Madaxweynaha Galmudug oo madaxweyne Xasan Sheekh u gartay saaxiibkiis Liibaan Shuluq inuu noqdo madaxweynaha Galmudug ee bedelayo Qoor Qoor.

Sida xoguhu sheegayaan wadahadallada maalmo u socday Qoor Qoor iyo Mahad Salaad ayaa lagu qanciyey in laga caawiyo sahay maaliyadeed iyo ilaa afar xil oo dowladda Federaalka ah oo uu saaxiibadiis gaysanayo iyo asaga oo laga yaabo inuu qaato jago federaal ah.

Galmudug ayaa ku sigatay in sidii Koonfur galbeed dagaal ka dhaco oo xoog looga tuur Axmed Qoor Qoor.

Tags :

Recent Posts

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

editors picks

Top Reviews

Contact

Email

info@dalbilemedia.com

Address

Kismaayo Jubaland Somalia

Phone

+252 61 2 77 99 79