Kusoo dhawow Raadiyaha iyo Tv ga Dalbile

Welcome to the Official Website of Dalbile Radio and TV Inspire. Empower. Connect.

Kusodhawow Raadiyaha Iyo TV-ga Dalbile

9 / 100 SEO Score

Iyadoo Dowladda Federaalka Soomaaliya ay waddo howlgal ay ku sheegtay mid looga hortagayo hubka sharci darrada ah, ayaa waxaa soo baxaya cabashooyin ku saabsan saameynta howlgaladaasi ku yeesheen qaar kamid ah shacabka iyo mas’uuliyiinta. Sheekh Soomow oo kamid ah culimada Soomaaliyeed ayaa sheegay in hoygiisa uu saameyn ku yeeshay howlgalada ay ciidamada dowladda wadaan, isaga oo ku eedeeyay ciidamada inay qaateen hanti taallay gurigiisa.

Tags :

Recent Posts

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

editors picks

Top Reviews

Contact

Phone

+252 61 2 77 99 79

Email

info@dalbilemedia.com

Address

Kismaayo Jubaland Somalia

© 2025 Dalbilemedia. Xuquuqdu way dhawran tahay