Kusoo dhawow Raadiyaha iyo Tv ga Dalbile

Welcome to the Official Website of Dalbile Radio and TV Inspire. Empower. Connect.

Kusodhawow Raadiyaha Iyo TV-ga Dalbile

9 / 100 SEO Score

Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa wajahaysa muran siyaasadeed oo xoogan kadib markii Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud uu sheegay in muddo xileedkiisu uu ku egyahay 15-ka May 2027, taas oo ka duwan muddo xileedkii hore ee lagu waday inuu ku ekaado 15-ka May 2026.

Arrintan ayaa loo fasirtay muddo kororsi hal sano ah, xilli dalka uu ka jiro khilaaf siyaasadeed oo la xiriira doorashooyinka iyo hannaanka maamulka dalka.

Mucaaradka dowladda ayaa si adag uga horyimid tallaabadan, iyaga oo sheegay inay qaadi doonaan tallaabooyin siyaasadeed oo ay kaga jawaabayaan go’aanka muddo kororsiga. Siyaasiyiinta mucaaradka ayaa ku tilmaamay arrintan mid khatar ku ah dastuurka iyo xasilloonida siyaasadeed ee dalka.

Tags :

Recent Posts

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

editors picks

Top Reviews

Contact

Phone

+252 61 2 77 99 79

Email

info@dalbilemedia.com

Address

Kismaayo Jubaland Somalia

© 2025 Dalbilemedia. Xuquuqdu way dhawran tahay