Kusoo dhawow Raadiyaha iyo Tv ga Dalbile

Welcome to the Official Website of Dalbile Radio and TV Inspire. Empower. Connect.

Kusodhawow Raadiyaha Iyo TV-ga Dalbile

9 / 100 SEO Score

Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Sheekh Shariif Sheekh Axmed ayaa ka hadlay xaaladda siyaasadeed ee dalka iyo adeegsiga gaadiidka gaashaaman ee ciidamada dowladda, xilli ay jireen dhaq-dhaqaaqyo siyaasadeed iyo bannaanbaxyo ay mucaaradku qorsheynayeen inay ka dhigaan magaalada Muqdisho.

Sheekh Shariif ayaa sheegay in aan lagu cabsi gelin karin gaadiidka dagaalka iyo dabaabadka ciidamada, isaga oo xusay in siyaasiyiinta mucaaradka ay u taagan yihiin badbaadada dalka iyo ilaalinta nidaamka dowladnimada.

Hadalka madaxweynihii hore ayaa yimid kadib markii ay dhawaan dowladda ciidamo iyo gaadiid gaashaaman dhigatay qeybo kamid ah magaalada Muqdisho, si looga hortago bannaanbaxyo ay mucaaradku ku baaqeen.

Tags :

Recent Posts

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

editors picks

Top Reviews

Contact

Email

info@dalbilemedia.com

Address

Kismaayo Jubaland Somalia

Phone

+252 61 2 77 99 79