Kusoo dhawow Raadiyaha iyo Tv ga Dalbile

Welcome to the Official Website of Dalbile Radio and TV Inspire. Empower. Connect.

Kusodhawow Raadiyaha Iyo TV-ga Dalbile

11 / 100 SEO Score

Sawiradan ayaa ku faafay baraha bulshada iyadoo dad badan suโ€™aalo iska weydiiyeen. Waxaa bidix-da ka taagan kornayl Mareykan ah oo lagu magacaabo Ed Norris, oo xiran dhar ciidan, isaga oo dhoolla-caddeynaya ayuu Wasiirka Gaashaandhiga Soomaaliya iyo Madaxweynaha Puntland la qabanayaa qolof gantaal la riday.

Kulamada ayaa sagootin ahaa kuwaas oo lagu muujiyay iskaashiga militari ee u dhaxeeya labada dal. Qolofta gantaal ayaa laga soo qaaday duqeymo uu Mareykanku ka fuliyay Soomaaliya, oo ah taageerada joogtada ah ee Maraykanku la garab taagan yahay dagaalka ka dhanka ah Daacish iyo Al-Shabaab.

Qolofta gantaalka ayaa ahayd hadiyad sharafeed muujinaysa wada shaqeynta labada dhinac ee la dagaallanka argagixisada.

Madaxweynaha Puntland iyo Ed Norris
KALA SOCO WARARKEENA DALBILE RADIO 98.0 MHZ KISMAAYO IYO NAWAAXIGEEDA.
Tags :

Recent Posts

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

editors picks

Top Reviews

Contact

Phone

+252 61 2 77 99 79

Email

info@dalbilemedia.com

Address

Kismaayo Jubaland Somalia

ยฉ 2025 Dalbilemedia. Xuquuqdu way dhawran tahay