Kusoo dhawow Raadiyaha iyo Tv ga Dalbile

Welcome to the Official Website of Dalbile Radio and TV Inspire. Empower. Connect.

Kusodhawow Raadiyaha Iyo TV-ga Dalbile

“Waxyaabaha ugu muhiimsan waa meesha aan dooneyno inaan gaarno iyo inta koob ee aan dooneyno inaan ku guuleysano, ma aha kaliya goolal in la dhaliyo”.

“Dabcan, waxaan rajeynayaa in goolasha aan dhaliyo ay kooxda anfacaan, waana filayaa inaan ka fiicnaan karno sidii xilli ciyaareedkii hore. Waan u ciyaari karnaa si wanaagsan.”

“Waxaa jiray ciyaaro aanan si fiican u dheelin sababtoo ah waxaan nahay koox da’yar, laakiin waxaan awoodnaa wax badan.”

Lewandowski ayaa dhaliyay 42 gool dhammaan tartamada xilli ciyaareedkii hore, waana xilli ciyaareedkiisii labaad ee Barcelona. Waxa uu hadda galayaa sanadkii ugu dambeeyay ee qandaraaskiisa Camp Nou, iyadoo mustaqbalkiisa kooxda ay wali mugdi ku jirto.

Taageerayaasha Barca waxay rajeynayaan in Lewandowski uu mar kale kaalin muhiim ah ka qaato dadaalka ay kooxda ugu jirto hanashada horyaalka La Liga iyo koobabka kale ee gudaha iyo Yurub.

KALA SOCO WARARKEENNA DALBILE RADIO 98.0 Mhz KISMAAYO IYO NAWAAXIGEEDA.

Tags :

Recent Posts

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

editors picks

Top Reviews

Contact

Phone

+252 61 2 77 99 79

Email

info@dalbilemedia.com

Address

Kismaayo Jubaland Somalia

© 2025 Dalbilemedia. Xuquuqdu way dhawran tahay