Jigjiga Oo Laga Fuliyay Adeeg Caafimaad Oo Aad Loogu Baahnaa.

Deegaanka Soomaalida waxa markii ugu horraysay laga bilaabay qalliin noociisu ku cusub yahay oo lagu beddelayo jilbaha, miskaha iyo sinaha islamarkaana wax lagaga qabanayo dhibaatooyinka la xidhiidha seedaha. Qalliinka ayaa markii hore dad badan u aadi jireen magaalada caasimdda ah ee Addis Ababa iyo dalka dibaddiisa.Adeegyadaan caafimaad ayaa dadka waxa auga bixi jiray wakhti iyo…

gabadhii Gashay Kaalinta 2aad ee jubbaland.

Nimco Mohamed Ashar Abdi oo ah gabadhi kaalinta labaad ka gashay imtixaanaadka shahaadiga ahaa ee fasalka sideedaad sanad dugsiyeedka 2024-2025, Sawirka Waxa ku weheliya Gudoomiye Cali kheyre oo ah Gudoomiyaha Waxbarashadda Degmada Kismaayo oo Bogaadin ugu tagay ardayada. Dalbile Radio Ka dhageyso 98 Kismaayo iyo Nawaaxigeeda. dalbilemedia.com Ka daalaco wararkeena.

Hambalyada iyo Tahniyadaha Ardaydii u Soo Baxday Kaalmaha Hore ee Magaalada Kismaayo.

Maamulka , macalimiinta iyo dhammaan bahda Dugsiga Faanoole ayaa u hambalyeeyey dhamaan ardayda kalimaha sare ka gashay imtixaanka shahaadiga fasalka 8-aad oo ay qaaday Wasaaradda Waxbarashada, Hiddaha & Tacliinta Sare ee Jubbaland. Sidoo kale Maamulka ayaa hambalyo u diray labadaan ardey oo kaalimaha hore uga soo muuqday Dugsiga Faanoole. Dalbile Radio Ka dhageyso 98.0 MHZ …

Hadallo Kulul: Xiddig Barcelona Ah Oo Ballon d’Or Ku Tilmaamay Abaalmarin Aan Caddaalad Ku Dhisneyn

Weeraryahanka Barcelona, Robert Lewandowski, ayaa dhaliilay habka loo bixiyo abaalmarinta Ballon d’Or, isaga oo sheegay in abaalmarinta FIFA The Best ay u muuqato mid ka cadaalad badan. Isagoo la hadlay BBC, Lewandowski ayaa yiri: “Waxaa jira ciyaartoy badan oo Barcelona ka tirsan oo sanadkan mudan in la aqoonsado. Su’aashu waxay tahay kee baa muhiim ah:…

“Waxaan Ku Siganay In Nala Ciqaabo…” – Bukayo Saka Oo Ka Hadlay Guushii Arsenal Ee United.

Xiddiga Arsenal, Bukayo Saka, ayaa qirtay in kooxdiisu aysan soo bandhigin ciyaar heer sare ah inkastoo ay guul 1–0 ah ka gaareen Manchester United kulankii furitaanka horyaalka Premier League. “Ma ahayn ciyaartii ugu fiicnayd Arsenal. Waan ku faraxsanahay saddexda dhibcood, balse ma aanan gaarin heerkeena caadiga ah. Waxaan u ciyaarnay si aan taxaddar lahayn, kubbado…

Wayne Rooney Oo Si Culus U Dhaleeceeyay Alexander Isak Kadib Markii Uu Diiday Inuu U Cayaaro Newcastle.

Tababarihii hore ee Plymouth Argyle, Wayne Rooney, ayaa si adag uga hadlay xaaladda weeraryahanka Newcastle, Alexander Isak, kaasoo wararka sheegayaan inuu diiday inuu u ciyaaro kooxda isla markaana uu ku adkaysanayo in la iibiyo. “Inuu diido tababarka waxay ka dhigaysaa mid aad u adag inuu garoonka ku soo laabto. Tani waa arrin kalsooni – wuxuu…