Kusoo dhawow Raadiyaha iyo Tv ga Dalbile

Welcome to the Official Website of Dalbile Radio and TV Inspire. Empower. Connect.

Kusodhawow Raadiyaha Iyo TV-ga Dalbile

Dowladda UK ayaa ku dhawaaqday in ay si kumeel gaar ah u joojineyso habka muhaajiriinta ay ku keenaan qoysaskooda.

Xoghayaha arrimaha gudaha UK, Yvette Cooper ayaa go’aankan oo hirgalayo toddobaadkan ku sheegtay in uu la mid noqonayo sida xayiraadaha kale ee saaran dadka kale.

lklckkldklafkfdjfkflfkl

waxay ka dhigan tahay in sanadkii ay soo gasho £29,000 qofka doonaya in uu qoyskiisa keeno iyo sidoo kale dadka uu keenayo in ay luuqada wax ka yaqaanaan.

Shalay ayey Yvette Cooper sheegtay in dowladda ay si kumel gaar ah u hakisay nidaamkii qaxootiga u ogolaanayay in ay si shuruud la’aan ku keenaan UK xubno ka tirsan qoyskooda.

Muhaajiriina doonaya in ay keenaan dalka xubno ka tisan qoyskooda waxay wajahayaan caqabado badan nidaamkan cusub.

Waxaa sidoo kale la filyaa in sanadkan wax kale oo dheeri ah lagu sii daro sida ay ku keenayaan qaxootiga qoysaskooda.

Dowladda UK waxaa haystsa cadaadis balaaran oo ku saabsan sida ay u maareyso qaxootiga iyo maganglayo doonka.

KALA SOCO WARARKEENNA DALBILE RADIO 98.0 MHZ KISMAAYO IYO NAWAAXIGEEDA.

Tags :

Recent Posts

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

editors picks

Top Reviews

Contact

Phone

+252 61 2 77 99 79

Email

info@dalbilemedia.com

Address

Kismaayo Jubaland Somalia

© 2025 Dalbilemedia. Xuquuqdu way dhawran tahay