Kusoo dhawow Raadiyaha iyo Tv ga Dalbile

Welcome to the Official Website of Dalbile Radio and TV Inspire. Empower. Connect.

Kusodhawow Raadiyaha Iyo TV-ga Dalbile

13 / 100 SEO Score

Kaddib markii ay soo dhammaatay xulista xubnaha qaybta ka noqonaya baarlamaanka maamul-goboleedka Waqooyi-Bari waxa shalay magaalada Laascaanood lagu dhaariyay xildhibaannada cusub iyada oo la doortay guddoomiye ku meel gaadh ah.

Maanta ayaa la filayaa in baarlamaanka cusub uu yeesho kulankiisii ugu horreeyay.

Waxa kale oo lagu rajo weyn yahay in dib u eegis lagu sameeyo xeer-hooaadka baarlamaanka maamul-goboleedka kaddibana la dhiso guddi doorasho oo qabanqaabin doona doorashada guddoomiyaha baarlamaanka iyo ku xigeennada guddoonka.

KALA SOCO WARARKEENNA DALBILE RADIO 98.0 MHZ KISMAAYO IYO NAWAAXIGEEDA.

Tags :

Recent Posts

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

editors picks

Top Reviews

Contact

Phone

+252 61 2 77 99 79

Email

info@dalbilemedia.com

Address

Kismaayo Jubaland Somalia

© 2025 Dalbilemedia. Xuquuqdu way dhawran tahay