Kusoo dhawow Raadiyaha iyo Tv ga Dalbile

Welcome to the Official Website of Dalbile Radio and TV Inspire. Empower. Connect.

Kusodhawow Raadiyaha Iyo TV-ga Dalbile

10 / 100 SEO Score

Weeraryahanka Newcastle United, Alexander Isak, ayaa laga saaray shaxda guud ee kooxda  kulanka furitaanka Premier League ee todobaadkan oo ay ku wajahayaan Aston Villa, iyadoo uu kooxda ku cadaadinayo inuu ku biiro Liverpool.

Tababaraha Newcastle, Eddie Howe, ayaa xaqiijiyay in xaaladda Isak aysan waxba iska beddelin, isagoo yiri:

“Xaaladda Isak waa sidii hore, waxaana u maleynayaa inay sidaas ahaan doonto.”

Wararka ayaa sheegaya in Isak uu horey  heshiis shaqsiga ah ula gaaray Liverpool, balse Newcastle aanan weli loo gudbin wax dalab ah loo dirin. maqnaanshihiisa kulanka furitaanka ayaa sii xoojiyay mala-awaalka ku saabsan inuu u dhaqaaqi karo Anfield ka hor inta uusan suuqa kala iibsigu xidhmin.

KALA SOCO WARARKEENNA DALBILE RADIO 98.0 MHZ KISMAAYO IYO NAWAAXIGEEDA.

Tags :

Recent Posts

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

editors picks

Top Reviews

Contact

Phone

+252 61 2 77 99 79

Email

info@dalbilemedia.com

Address

Kismaayo Jubaland Somalia

© 2025 Dalbilemedia. Xuquuqdu way dhawran tahay