Kusoo dhawow Raadiyaha iyo Tv ga Dalbile

Welcome to the Official Website of Dalbile Radio and TV Inspire. Empower. Connect.

Kusodhawow Raadiyaha Iyo TV-ga Dalbile

13 / 100 SEO Score

Shabakadda Ingiriiska ee The Athletic ayaa soo warisay in khilaaf aragtiyeed uu ka dhex qarxay tababaraha Real Madrid, Xabi Alonso, iyo maamulka kooxda, xilli suuqa kala iibsiga xagaaga uu socdo.

Xabi Alonso ayaa aaminsan in loo baahan yahay in kooxdu hesho saxiixyo dheeraad ah si loo ballaariyo tirada iyo tayada ciyaartoyda, halka maamulka Madrid ay ku adkaysanayaan in dhammaan boosaska kooxda lagu daboolay laba ciyaaryahan booskiiba ah.

Maamulka ayaa ku dooday in kooxda ay horey u heysatay 25 ciyaaryahan oo diyaar ah, taasoo ka dhigaysa inaysan jirin baahi degdeg ah oo saxiix cusub, ilaa ciyaaryahanno ka tagaan kooxda.

Xagaagan, Real Madrid waxay la saxiixatay Trent Alexander-Arnold, Álvaro Carriço, Dean Houson iyo Franco Mastantuono, mana jiraan qorshayaal loogu soo darayo magacyo cusub haddii aysan jirin bixitaanno.

KALA SOCO WARARKEENA DALBILE RADIO 98.0 MHZ KISMAAYO IYO NAWAAXIGEEDA.

Tags :

Recent Posts

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

editors picks

Top Reviews

Contact

Phone

+252 61 2 77 99 79

Email

info@dalbilemedia.com

Address

Kismaayo Jubaland Somalia

© 2025 Dalbilemedia. Xuquuqdu way dhawran tahay