Hoolka Kulanka Wadatashiga iyo Taageeridda Dowladda Jubaland uu ka Qabsoomay Saaka, Waa Hoolka Daawad Waa Halka Masiirka Ummada Reer Jubaland Lagu gaaro iyadoo cid waliba oo reer jubaland ah ay Xaadir kutahay Miiska ama Goobta isla markaana Taladu ay wax ku leedahay.
isku duubni shacab iyo Dowlad.

Dalbile radio Nagu soo biir oo la soco Wararka Deegaanada Dowladda Jubaland.