Kusoo dhawow Raadiyaha iyo Tv ga Dalbile

Welcome to the Official Website of Dalbile Radio and TV Inspire. Empower. Connect.

Kusodhawow Raadiyaha Iyo TV-ga Dalbile

13 / 100 SEO Score
Maamulka , macalimiinta iyo dhammaan bahda Dugsiga Faanoole ayaa u hambalyeeyey
dhamaan ardayda kalimaha sare ka gashay imtixaanka shahaadiga fasalka 8-aad oo ay qaaday Wasaaradda Waxbarashada, Hiddaha & Tacliinta Sare ee Jubbaland.
Sidoo kale Maamulka ayaa hambalyo u diray labadaan ardey oo kaalimaha hore uga soo muuqday Dugsiga Faanoole.
Dalbile Radio Ka dhageyso 98.0 MHZ  Kismaayo iyo Nawaxigeeda.
Tags :

Recent Posts

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

editors picks

Top Reviews

Contact

Phone

+252 61 2 77 99 79

Email

info@dalbilemedia.com

Address

Kismaayo Jubaland Somalia

© 2025 Dalbilemedia. Xuquuqdu way dhawran tahay