Kusoo dhawow Raadiyaha iyo Tv ga Dalbile

Welcome to the Official Website of Dalbile Radio and TV Inspire. Empower. Connect.

Kusodhawow Raadiyaha Iyo TV-ga Dalbile

10 / 100 SEO Score

Guddoomiyaha Guddiga Madaxabanaan ee Doorashooyinka Qaranka Cabdikariin Axmed Xasan, ayaa si rasmi ah u shaaciyay waqtiga shacabka gobolka Banaadir ay u dareeri doonaan, doorashada golaha deegaanka iyo tan duqa magaalada Muqdisho.

“30-ka bisha October 2025, shacabka Muqdisho waxay u dareeri doonaan doorashada Golaha Deegaanka iyo Duqa Magaalada Muqdisho, waxaan aad ugu faraxsanahay in tiro ku dhow hal milyan oo qof ay noo diiwaan-gashan yihiin, kuwaas oo liiskooda aan shaaci doono 27-ka bishaan” ayuu yiri guddoomiyaha guddiga Madaxabanaan ee doorashooyinka Qaranka Cabdikariin Axmed Xasan.

Guddoomiyaha ayaa sidoo kale sheegay in magaalooyinka Laascaanood ilaa Xudur ay ka socoto diiwaan galinta doorashada qof iyo codka ah, islamarkaana dhawaana la filayo in la soo gaba gabeeyo.
KALA SOCO WARARKEENNA DALBILE RADIO 98.0 MHZ KISMAAYO IYO NAWAAXIGEEDA.
Tags :

Recent Posts

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

editors picks

Top Reviews

Contact

Phone

+252 61 2 77 99 79

Email

info@dalbilemedia.com

Address

Kismaayo Jubaland Somalia

© 2025 Dalbilemedia. Xuquuqdu way dhawran tahay