Nimco Mohamed Ashar Abdi oo ah gabadhi kaalinta labaad ka gashay imtixaanaadka shahaadiga ahaa ee fasalka sideedaad sanad dugsiyeedka 2024-2025, Sawirka Waxa ku weheliya Gudoomiye Cali kheyre oo ah Gudoomiyaha Waxbarashadda Degmada Kismaayo oo Bogaadin ugu tagay ardayada.

Dalbile Radio Ka dhageyso 98 Kismaayo iyo Nawaaxigeeda.
dalbilemedia.com Ka daalaco wararkeena.