Kusoo dhawow Raadiyaha iyo Tv ga Dalbile

Welcome to the Official Website of Dalbile Radio and TV Inspire. Empower. Connect.

Kusodhawow Raadiyaha Iyo TV-ga Dalbile

10 / 100 SEO Score

Ciidanka Xoogga Dalka ayaa howlgal qorsheysan ka fuliyay deegaanka Cumar Beerre iyo deegaannada ku hareereysan oo ka tirsan Gobolka Shabeellada Hoose, halkaas oo lagu burburiyay isbaarooyin ay dadka ku baadi jireen al shabaab, iyo goobo kale oo ay ku dhuumaaleysanayeen.

Howlgalka geesiyaasha Ciidanka Xoogga Dalka ay ka sameeyeen deegaanka Cumar Beerre ayaa ah mid dhagarta kooxaha ee  looga dulqaadayay shacabka ku dhaqan deegaankaas iyo deegaannada kale ee ku teedsan, si loo soo celiyo nabadda, kalsoonida bulshada, iyo xasilloonida.

KALA SOCO WARARKEENNA DALBILE RADIO 98.0 MHZ  KISMAAYO IYO NAWAAXIGEEDA.

Tags :

Recent Posts

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

editors picks

Top Reviews

Contact

Phone

+252 61 2 77 99 79

Email

info@dalbilemedia.com

Address

Kismaayo Jubaland Somalia

© 2025 Dalbilemedia. Xuquuqdu way dhawran tahay