Kusoo dhawow Raadiyaha iyo Tv ga Dalbile

Welcome to the Official Website of Dalbile Radio and TV Inspire. Empower. Connect.

Kusodhawow Raadiyaha Iyo TV-ga Dalbile

Sannadka 2025 liiska kala sarreynta Baasaboorada adduunka ugu awoodda badan ayey u muuqataa inuu isbaddel ku dhacay, dalalka qaar ayaa wali ah kuwo fadhiya kaalimihii ay horrey ugu jireen sanadkii la soo dhaafay halka dalalka qaarna ay muujiyeen hoos u dhac xagga liiska ah, halka qaar kalena ay sare u kaceen.

Bogga wax ka qora jaantuska arrimaha socdaalka iyo baasaboorrada caalamka ee Henley Passport Index oo ay aqoonsan tahay hay’adda maamusha duulimaadyada caalamak ee IATA, ayaa sannad walba soo saarta liis muujinaya baasaboorrada adduunka iyo sida ay ugu kala horreeyaan fududaanta safarrada.

Dalalka humarka dhaqaale iyo midka tiknoolajiyadeed ku horreeya oo ku yaalla qaaradda Aasiya ayaa ah wali kuwa ku jira halka ugu sarreysa liiska ay soo saartay Henley Passport.

Liiskan oo markasta la cusboonaysiiyo ka hor inta aan si sanadle ah loo shaacin ayaa waxaa ku jira ilaa 199 dal oo adduunka ah.Dalalka Singapore iyo Japan ayaa ah wali kuwa hoggaaminaya liiskan mar kale.

Kala Soco Wararkeenna Dalbile Radioi 98.0Mhz Kismaayo Iyo Nawaaxigeeda.

Tags :

Recent Posts

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

editors picks

Top Reviews

Contact

Phone

+252 61 2 77 99 79

Email

info@dalbilemedia.com

Address

Kismaayo Jubaland Somalia

© 2025 Dalbilemedia. Xuquuqdu way dhawran tahay