Kusoo dhawow Raadiyaha iyo Tv ga Dalbile

Welcome to the Official Website of Dalbile Radio and TV Inspire. Empower. Connect.

Kusodhawow Raadiyaha Iyo TV-ga Dalbile

9 / 100 SEO Score
Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Caafimaadka iyo Daryeelka Bulshada Dowladda Jubaland, Mudane Maxamed Xuseen Maxamed, ayaa kulan la yeeshay mas’uuliyiinta caafimaadka degmada Doolow ee gobolka Gedo, kaas oo looga hadlay howlaha caafimaadka iyo habsami-u-socodka adeegyada caafimaad ee degmada.
Kulanka waxaa ka qeybgalay Agaasimaha Waaxda Gargaarka Degdegga ah, Agaasimaha Waaxda Adeegyada Caafimaadka, Agaasimaha Waaxda Gobollada, Isuduwaha Caafimaadka Gobolka Gedo, Isuduwaha Caafimaadka Degmada Doolow, Agaasimaha Isbitaalka Guud ee Degmada Doolow iyo saraakiil kale oo ka tirsan Wasaaradda.
Kulankan ayaa qeyb ka ahaa booqashada shaqo ee wafdiga Wasaaradda Caafimaadka iyo Daryeelka Bulshada Dowladda Jubaland ay ku joogaan degmada Doolow, si ay ula socdaan una qiimeeyaan howlaha caafimaadka iyo adeegyada bulshada loo hayo.
Tags :

Recent Posts

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

editors picks

Top Reviews

Contact

Email

info@dalbilemedia.com

Address

Kismaayo Jubaland Somalia

Phone

+252 61 2 77 99 79