Kusoo dhawow Raadiyaha iyo Tv ga Dalbile

Welcome to the Official Website of Dalbile Radio and TV Inspire. Empower. Connect.

Kusodhawow Raadiyaha Iyo TV-ga Dalbile

9 / 100 SEO Score

Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya, Cabdulqaadir Maxamed Nuur (Jaamac), ayaa xafiiskiisa ku qaabilay safiirka cusub ee Midowga Yurub u qaabilsan Soomaaliya, László Máthé.

Kulanka ayaa looga hadlay xoojinta xiriirka iyo iskaashiga Soomaaliya iyo Midowga Yurub, gaar ahaan horumarinta wada shaqaynta Golaha Shacabka iyo hay’adaha sharci-dejinta ee Midowga Yurub. Labada dhinac ayaa sidoo kale diiradda saaray sidii loo xoojin lahaa awoodda Golaha Shacabka, loona ballaarin lahaa isdhaafsiga aqoonta iyo khibradaha dhinaca sharci-dejinta.

Guddoomiyaha Golaha Shacabka, Cabdulqaadir Maxamed Nuur (Jaamac), ayaa uga mahadceliyey Midowga Yurub taageerada joogtada ah ee uu Soomaaliya ka siiyo dhinacyada amniga iyo dowlad-dhiska, isaga oo adkeeyey muhiimadda ay leedahay sii xoojinta iskaashiga labada dhinac.

Tags :

Recent Posts

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

editors picks

Top Reviews

Contact

Email

info@dalbilemedia.com

Address

Kismaayo Jubaland Somalia

Phone

+252 61 2 77 99 79