Kusoo dhawow Raadiyaha iyo Tv ga Dalbile

Welcome to the Official Website of Dalbile Radio and TV Inspire. Empower. Connect.

Kusodhawow Raadiyaha Iyo TV-ga Dalbile

10 / 100 SEO Score

Madaxweynaha Maraykanka Donald Trump ayaa sheegay in aanu rumaysnayn in Iiraan ay ka dambeysay weerarkii dhowaan lagu qaaday nidaamyada biyaha ee gobolka Minnesota, inkastoo warbixinno ay tilmaamayaan in qaar ka mid ah saraakiisha Maraykanka ay tuhunsan yihiin doorka ay Tehran ku leedahay arrintan.

“Waxaan maqalnay in uu jiray weerar dhanka internetka ah oo ka dhacay Minnesota, waxaana lagu eedeynayaa Iiraan,” ayuu Trump ka sheegay kulan golaha wasiirrada ah, sida ay sheegtay Reuters. “Anigu sidaas uma malaynayo,” ayuu yidhi, isagoo eedda dusha ka saaray mas’uuliyiinta gobolka iyo Guddoomiyaha Xisbiga Dimuqraadiga ee Minnesota Tim Walz, isaga oo aan soo bandhigin wax caddayn ah.

Mr. Walz ayaa kaga jawaabay oo sheegay in Donald Trump uu og yahay cidda ka dambeysay weerarka, isla markaana gobollo kale oo Maraykan ahna la beegsaday.

Tags :

Recent Posts

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

editors picks

Top Reviews

Contact

Email

info@dalbilemedia.com

Address

Kismaayo Jubaland Somalia

Phone

+252 61 2 77 99 79