Kusoo dhawow Raadiyaha iyo Tv ga Dalbile

Welcome to the Official Website of Dalbile Radio and TV Inspire. Empower. Connect.

Kusodhawow Raadiyaha Iyo TV-ga Dalbile

12 / 100 SEO Score

Ciidamada cirka Ruushka ayaa sheegay ‘’yaraansho daran’’ oo gantaalada difaaca ay lamid tahay in aan la qaban mid kamid ah 23 gantaalada balastiga ee ay Ruushku la eegteen Kyiv, Axadii.Ugu yaraan 15 qof ayaa lagu dilay weerarkii labaad ee ugu xooganaa ee Ruushkuu u muddo asbuuc ah uu ku qaado caasimada. Waxaana sida saraakiishu ay sheegeen 8 kale lagu dilay guud ahaan gobolka Kyiv.Madaxweynaha Ukraine Volodymyr Zelensky ayaa ugu baaqay bahwadaagtiisa inay qaadaan talaabo ‘’go’aan adag’’ kulanka asbuucan ee shirka Nato si Kyiv ay u hesho difaacyada cirka.Kadib weerarada, waxa uu sheegay milatariga Ukraine ay si guul ah u qabanayeen gantaalada kuruuska iyo diyaaradaha aan duuliyaha lahayn, laakiinse aysan ku jirin gantaalada balastiga ah

Tags :

Recent Posts

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

editors picks

Top Reviews

Contact

Email

info@dalbilemedia.com

Address

Kismaayo Jubaland Somalia

Phone

+252 61 2 77 99 79