Kusoo dhawow Raadiyaha iyo Tv ga Dalbile

Welcome to the Official Website of Dalbile Radio and TV Inspire. Empower. Connect.

Kusodhawow Raadiyaha Iyo TV-ga Dalbile

9 / 100 SEO Score

Hogaamiyaha Kuuriyada Waqooyi, Kim Jong Un, ayaa sheegay in dalkiisu uu ciidanka badda ku qalabaynayo hubka niyukliyarka

Sida ay sheegtay wakaaladda wararka ee rasmiga ah ee Kuuriyada Waqooyi, waxa uu hadalkan Talaadada shalay ahayd ka sheegay munaasabad loo sameeyay markab dagaal oo ku soo biiray adeegga ciidanka badda ee dalkaas. Kim Jong Un ayaa sidoo kale shaaca ka qaaday qorshayaal lagu ballaarinayo ciidanka badda. Maalmihii la soo dhaafay, hoggaamiyahan awoodda Kelitalisnimada ah ku jooga ayaa ka sheegay shirka guud ee xisbigiisa talada haya, inuu ballaarin doono xoogagga niyukliyarka, isagoo ku eedeeyay Kuuriyada Koonfureed iyo Mareykanka inay gobolka qarka u saareen dagaal niyukliyar ah.

Tags :

Recent Posts

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

editors picks

Top Reviews

Contact

Email

info@dalbilemedia.com

Address

Kismaayo Jubaland Somalia

Phone

+252 61 2 77 99 79