Kusoo dhawow Raadiyaha iyo Tv ga Dalbile

Welcome to the Official Website of Dalbile Radio and TV Inspire. Empower. Connect.

Kusodhawow Raadiyaha Iyo TV-ga Dalbile

9 / 100 SEO Score

Ciidanka Hay’adda Sirdoonka iyo Nabadsugidda Qaranka (NISA), oo kaashanaya saaxiibada caalamka, ayaa howlgal qorsheysan ka fuliyay deegaanka Buq-aqable ee Gobolka Hiiraan, halkaas oo lagu dhaawacay saddex horjooge oo sare kana tirsan Al-Shabaab, laguna burburiyay xarumo iyo gaadiid ay kooxda u adeegsan jirtay abaabulka maleeshiyaadka.

Ciidamada NISA oo muddo la socday dhaq-dhaqaaqa horjoogeyaashan ayaa weerar ku qaaday goob ay kooxda ku lahayd abaabul ciidan. Sida lagu sheegay howlgalka, dhaawacyo culus ayaa lagu gaarsiiyay Cali Xuseen oo lagu tilmaamay horjoogaha maleeshiyaadka Gobollada Dhexe, Mowliid Jiis oo ahaa wakiilka kooxda ee degmada Buulo-burde, iyo Maxamed Hiiraan oo ahaa wakiilka degmada Jalalaqsi.

Tags :

Recent Posts

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

editors picks

Top Reviews

Contact

Email

info@dalbilemedia.com

Address

Kismaayo Jubaland Somalia

Phone

+252 61 2 77 99 79