Kusoo dhawow Raadiyaha iyo Tv ga Dalbile

Welcome to the Official Website of Dalbile Radio and TV Inspire. Empower. Connect.

Kusodhawow Raadiyaha Iyo TV-ga Dalbile

10 / 100 SEO Score

Maxamed Bagher Ghalibaf, afhayeenka baarlamaanka Iiraan, ayaa sheegay in Tehran aysan aqbalin “wadaxaajoodyo hanjabaado la socda”.Qalibaf ayaa qoraal uu ku qoray barta X ku yiri: “Isagoo go’doon soo rogaya oo jebinaya xabad joojinta, Trump wuxuu doonayaa inuu miiskan gorgortanka u rogo miis is-dhiibis ah ama uu qiil u sameeyo dib u hurinta dagaalka, sida uu u arko inay ku habboon tahay”.Madaxa kooxda wadaxaajoodka Iiraan ayaa yiri: “Ma aqbalno wadahadallo wata hanjabaado, labadii toddobaad ee la soo dhaafayna waxaan isu diyaarinaynay inaan muujinno kaarto cusub oo dagaalka ah

Tags :

Recent Posts

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

editors picks

Top Reviews

Contact

Phone

+252 61 2 77 99 79

Email

info@dalbilemedia.com

Address

Kismaayo Jubaland Somalia

© 2025 Dalbilemedia. Xuquuqdu way dhawran tahay