Kusoo dhawow Raadiyaha iyo Tv ga Dalbile

Welcome to the Official Website of Dalbile Radio and TV Inspire. Empower. Connect.

Kusodhawow Raadiyaha Iyo TV-ga Dalbile

9 / 100 SEO Score

Tiro ka mid ah masโ€™uuliyiinta sarsare ee Iiraan ayaa la xaqiijiyay in lagu dilay weerarradii Sabtidii lagu qaaday dalkaas.

Kuwaas waxaa ka mid ah:

Ayatollah Ali Khamenei, oo ahaa hoggaamiyaha sare ee Iiraan, kaas oo lagu dilay subaxnimadii Sabtida xafiiskiisa.

Warbaahinta dawladda Iiraan ayaa werisay in madaxii ciidanka qalabka sida, Abdolrahim Mousavi, lagu dilay duqaymo xagga cirka ah.

Tehran ayaa sidoo kale xaqiijisay dhimashada taliyaha Ilaalada Kacaanka, General Mohammad Pakpour.

Warbaahinta dawladda ayaa sidoo kale sheegtay in gabadhii Khamenei, wiil uu dhalay iyo wiil ay awoowe u tahay lagu dilay weerarkaas.

Ilo xog-ogaal ah oo xagga sirdoonka iyo milatariga ah ayaa u sheegay CBS News in guud ahaan qiyaastii 40 masโ€™uul oo Iiraaniyiin ah lagu dilay weerarradaas

Tags :

Recent Posts

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

editors picks

Top Reviews

Contact

Phone

+252 61 2 77 99 79

Email

info@dalbilemedia.com

Address

Kismaayo Jubaland Somalia

ยฉ 2025 Dalbilemedia. Xuquuqdu way dhawran tahay