Kusoo dhawow Raadiyaha iyo Tv ga Dalbile

Welcome to the Official Website of Dalbile Radio and TV Inspire. Empower. Connect.

Kusodhawow Raadiyaha Iyo TV-ga Dalbile

10 / 100 SEO Score
Xog Kooban: Ardayda Kaalmaha Ugu Sareeya Ka Galay Degmada Kismaayo iyo Dugsiyadooda
Waxaan halkan idinkula wadaagaynaa magacyada ardayda kaalmaha ugu sarreeya ka galay degmada Kismaayo, kuwaas oo sidoo kale ka mid noqday tobanka arday ee ugu sarreeya Jubbaland sanadkan:
 1 Nimco Maxamed Ashar Cabdi – Dugsiga Beder, kaalinta 2aad ee guud ahaan Jubbaland.
2 Fatxi Nuur Axmed Cismaan – Dugsiga Horyaal, kaalinta 4aad ugashay jubbaland.
3 Maxamuud Maxamed Cabdiraxmaan – Dugsiga Faanoole, kaalinta 6aad ugalay jubbaland.
4 Naciimo Soodal Ibraahim Halane – Dugsiga Kismaayo, kaalinta 8aad ugalay jubbaland .
5 Maxamuud Cabdicasiis Xaajir Yuusuf – Dugsiga Faanoole, kaalinta  9aad ugalay jubbaland.
6 Maxamuud Axmed Maxamed – Dugsiga Barwaaqo, kaalinta 10aad ugalay jubbaland .
fiiro gaar ah : Tobanka arday ee ugu sareeya Jubbaland,  waxaa degmada Kismaayo kaga jira lix arday, taasoo ah guul weyn oo mudan in la xuso lana bogaadiyo.
Waxaa kaloo aan hambalyo u diraynaa Dugsiga Buulo Gaduud, oo ku guuleystay kaalinta 1aad ee degmada Kismaayo, isla markaana galay kaalinta 3aad ee guud ahaan Jubbaland, marka la eego celceliska natiijada imtixaanka.
Bahda Dalbile Radio  oo Isku Duuban Waxay Idin Leeyihiin Hambalyo dhammaan ardayda, waalidiinta, iyo macallimiinta ka qayb qaatay guushan!
dalbile Radio  Ka dhageyso 98.0 mhz  Kismayo iyo Nawaaxigeeda.
Tags :

Recent Posts

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

editors picks

Top Reviews

Contact

Phone

+252 61 2 77 99 79

Email

info@dalbilemedia.com

Address

Kismaayo Jubaland Somalia

© 2025 Dalbilemedia. Xuquuqdu way dhawran tahay