Kusoo dhawow Raadiyaha iyo Tv ga Dalbile

Welcome to the Official Website of Dalbile Radio and TV Inspire. Empower. Connect.

Kusodhawow Raadiyaha Iyo TV-ga Dalbile

Warbaahinta Faransiiska ee L’Équipe ayaa qaaday cod-bixin cusub oo ku saabsan ciyaaryahanka ugu cadcad ku guuleysiga abaalmarinta Ballon d’Or sanadkan.

Natiijada cod-bixinta ayaa muujisay in Ousmane Dembele uu yahay kan ugu cadcad, isagoo helay 44% codadkii la dhiibtay. Weeraryahanka PSG ayaa door muhiim ah ka qaatay ku guuleysiga Champions League markii ugu horreysay ee kooxda.

Lamine Yamal, xiddiga da’da yar ee Barcelona, ayaa galay kaalinta labaad isagoo helay 21%. Xiddigan 17 jirka ah ayaa bandhig aad u qurux badan sameeyay xilli ciyaareedkan.

Kylian Mbappe, oo ku guuleystay European Golden Boot kadib markii uu dhaliyay in ka badan 40 gool xilli ciyaareedkiisii ugu horreeyay ee Real Madrid, ayaa isna helay 21%, isagoo galay kaalinta saddexaad.

Tags :

Recent Posts

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

editors picks

Top Reviews

Contact

Phone

+252 61 2 77 99 79

Email

info@dalbilemedia.com

Address

Kismaayo Jubaland Somalia

© 2025 Dalbilemedia. Xuquuqdu way dhawran tahay